Madaxweyne Trump oo mar kale maamus ka xayuubin lagu sameeyay
232 mudane oo ka tirsna golaha Kongress Mareykanka ayaa u coddeeyey in xalka laga qaado madaxweyne Trump oo muddo xileedkiisa ka hartay 6 bari oo kaliya, halka 197 ay diideen...
Read more232 mudane oo ka tirsna golaha Kongress Mareykanka ayaa u coddeeyey in xalka laga qaado madaxweyne Trump oo muddo xileedkiisa ka hartay 6 bari oo kaliya, halka 197 ay diideen...
Read moreDawladda Ethiopia ayaa sheegtay in ciidamadeeda ay dileen mas’uuliyiin sare oo ka tirsan kooxda TPLF, oo dhawaanahanba ay daba joogtay, ka dib markiiay diideen inay si nabadgalyo ah isku dhiibaan....
Read moreWasiirka Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Duraan Axmed Faarax ayaa caddeeyay inay go’an tahay sidii loo dar-dargalin lahaa barnaamijka dib u dhiska xarumaha adeegga qaran ee Is-xilqaan,...
Read moreWasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ah ee xukuumadda Soomaaliya, mudane Maxamed C/risaaq Maxamuud, ayaa aaladda fogaan arragga kaga qeybgalay kulan ay si wadajir ah u soo qaban qaabiyeen, machadda...
Read moreLaba wasiir oo ka tirsan xukuumadda Malaawi ayaa u dhintay xanuunka Karoona Fayras, sida ay sheegeen mas'uuliyiinta caafimaadka dalkaas. Wasiirka gaadiidaka Sidiiq Miyaa iyo wasiirka dowladaha hoose Lingson Percanyama ayaa...
Read moreXoghayaha arrimaha dibadda Mareykanka Mike Pompeo ayaa maanta sheegay in hoyga cusub ee al-Qaacidda uu hadda yahay Iran, inkastoo uusan soo bandhigin wax caddeymo ah, eeddaas oo Iran si dhakhs...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan la qaatay Madaxda Warbaahinta ayaa adkeeyey muhiimadda ay leeyihiin xilligan dalku ku jiro Doorashooyinka, isagoo ku boorriyey in ay...
Read moreXubnaha dimoqraadiga ee ku jira golaha wakiilada Mareykanka ayaa bilaabay in ay maamus ka xayuubin ku sameeyaan madaxweyne Trump, isagoo lagu eedeeyay in uu ka dambeeyay rabshadihii ka dhacay aqalka...
Read moreGuddoomiyaha gobolka Banaadir, Cumar Filish ayaa maanta danjiraha Turkiga ee Soomaaliya kala hadlay sidii loo xoojin lahaa wada shaqeynta labada dhinac, iyadoo sidoo kale duqa Muqdisho safiirka ugu tacsiyeeyay muwaadiniintii...
Read moreMaxkamadda ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun dil ah ku ridday, sadex xarigle xoogga dalka, Cumar Muxudiin Maxamuud oo lagu heley in uu dilay, Allah u naxariistee, Cabdulaahi...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho