Tuesday, August 25, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Madaxweyne Trump oo mar kale maamus ka xayuubin lagu sameeyay

Ali Abdirahman by Ali Abdirahman
6 years ago
in Wararka
0
Madaxweyne Trump oo mar kale maamus ka xayuubin lagu sameeyay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

232 mudane oo ka tirsna golaha Kongress Mareykanka  ayaa u coddeeyey in xalka laga qaado madaxweyne Trump oo muddo xileedkiisa ka hartay 6 bari oo kaliya, halka 197 ay diideen in xilka laga qaado, iyadoo 4 ay ka aamustay, sida uu caddeeyay afhayeenka aqalka.

Fadhiga golaha wakiilada ayaa waxaa ka maqanaa labo xubnood oo keli ah, iyadoo xusid mudan tahay in golaha ay aqlabiyad aan badneyn ku leeyihiin xisbiga Dimoqraadiga.

Related posts

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026

Mooshin ayaa loo gudbin doonaa golaha aqalka sare oo ay ku badan yihiin senatarada xisbiga madaxweyne Trump ee jamhuuriga, inkastoo 10 xildhibaan oo xisbiga Trump ka tirsan maanta ka codeeyeen.

Dadka la socda siyaasadda Mareykanka ayaa saadaalinaya in aqalka sare sidoo kale ku raaci doonaan go’aanka golaha wakiilada ay ka qaateen madaxweynaha wakhtiga la idlaanayo.

Turmp ayaa lagu eedeeyay in uu ku xadgudbay sharciga wadanka ka dib markii taageeriyaashiisa ku dhiirigeliyay in ay weeraraan aqalka baarlamaanka ee Capitol Hill ee magaalada Washington, inkastoo uu beeniyay eedda loo soo jeediyay.

Madaxweyne Trump ayaa noqday madaxweynihii ugu horeeyay labo jeer golaha wakiilada maamus ka xayuubin ku sameeyaan, taariikhda Mareykanka.

Go’aanka golaha wakiilada ayaa Trump ka hor joogsan doona in uu isu soo taago ka qeybgalka doorashada Mareykanka ee qorsheysan sanadka 2024.

Previous Post

Wasiirkii hore ee arrimaha dibadda Ethiopia Seyoum Mesfin iyo saraakiil kale oo la dilay

Next Post

Uganda oo la bilaabatay doorashada madaxtinimada iyo tan baarlamaanka

Next Post
Uganda oo la bilaabatay doorashada madaxtinimada iyo tan baarlamaanka

Uganda oo la bilaabatay doorashada madaxtinimada iyo tan baarlamaanka

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo lagu soo dhaweeyay Wiilka cusub ee dalka Mayerkanka ee Soomaaliya

August 24, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Jabriil Ibrahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee Nairobi ku soo dhaweeyay...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo dhiirigeliyay ardayda kaalimaha hore ka galayImtixaanka

August 24, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa xafiiskiisa kulan dhiiragelin iyo bogaadin ah...

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

Wasiiru-Dowlaha Qoyska oo Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo carruurta agoonta ah

August 24, 2026
0

Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha ee XFS, Maxamed Cismaan Nastaara, ayaa magaalada Muqdisho ka daahfuray mashruuc lagu taageerayo...

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tababar u soo xiray saraakiil ka tirsan XDS

August 24, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed, ayaa Muqdisho tababar ugu soo xiray saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In