FAO oo Ka Digtay Ayax Mar Kale Ku Soo Fool Leh Soomaaliya
Hey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan. Xafiiska FAO ee Soomaaliya ayaa sheegay in Ayax ka imaanaya...
Read moreHey’adda FAO ee Qaramada Midoobey u qaabilsan Beeraha iyo Cunada ayaa ka digtay Ayax hor leh oo Soomaaliya ku wajahan. Xafiiska FAO ee Soomaaliya ayaa sheegay in Ayax ka imaanaya...
Read moreXuska maalinta aragga adduunka oo ku beegan sideedda October, dhakhaatiirta Isbitaalka Al-ixsaan oo kamid ah xarumaha caafimaadka indhaha ee magaalada Muqdisho waxay maanta sameeyeen baaritaano iyo daweyn bilaash ah oo...
Read moreMadaxweyne ku xigeenka Mareykanka Mike Pence iyo Kamala Harris oo u tartamaysa xilka madaxweyne ku xigeenka xisbiga dimoqraadiga ayaa dood kulul oo ku saabsan cudurka safmarka ee coronavirus isku dhaafsaday...
Read moreDable Xoogga Dalka Maxamed Xuseen Cilmi ayaa loo xiray kufsi uu u gaystay Dhibanad Farxiyo Cabdi Shakuur Bootaan oo Afar jir ah, 14-kii May Sanadkan, Kufsigaasi oo ka dhacay degmada...
Read moreU jeedka kulankan maanta ka dhacay Gaalkacyo ayaa aheyd dhiirigelinta ka qeybgalka siyaasadda dumarka, gaar ahaan golaha degaanka magaaladaas, sida ay sheegeen mas’uuliyiinta wasaaradda haweenka Galmudug oo kulanka soo qaban...
Read more1 October sanadkii 2008 ayaa si rasmi ah loo saldhigay taliska ciidanka Mareykanka ee qaarada Afrika kaas oo la yiraahdo AFRICOM. Taliskan oo ku yaala dalka Jabuuti ayaa shaqadiisu tahay...
Read moreGuddiga qaban qaabiya doodaha musharaxiinta madaxtinimada Mareykanka ayaa sheegay in ay bedeleen hanaanka doodaha loo qaban jirey, si loo xaqiijiyo labada kulan ee ay fooda isku dari doonaan Trump iyo...
Read moreGaroonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ayaa waxaa soo cago dhigatay diyaaradda Uganda Airlines taas oo ka dhigan in duulimaadkeeda Muqdisho To Kampala uu dib u bilowday ka dib markii...
Read moreSii hayaha xilka wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Maxamed Cabdi Xayir 'Maareeye' ayaa ka tacsiyeeyay geerida wariye Cabduqaadir Maxamed Mursal oo xalay ku geeriyooday Mareykanka, sida ay sheegtay SONNA. Wasiirka...
Read moreAllah u naxariistee, waxaa xalay isbitaal ku yaala magaalada Miniapples ee dalka Mareykanku ku geeriyooday, rug caddaa saxaafadeed Cabduqaadir Maxamed Mursal oo muddo aad u dheer ku soo jirey mihnidda...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho