Dhageyso riwaayadda Sama Sheeg 13.11.2021
211024_1328
Read moreOloleeyeyaasha iyo siyaasiyiinta ayaa si taxadir leh u soo dhaweeyay baaqa Mareykanka iyo Shiinaha oo ah iskaashiga wax ka qabashada isbedelka cimilada adduunka. Midowga Yurub iyo Qaramada Midoobay ayaa arrintan...
Read moreRa’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta safar howleed ku tagay degmada Balcad ee Gobolka Shabeellada Dhexe. Ra’iisul Wasaaraha oo ay wehliyaan madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen...
Read moreRa’iisul Wasaaraha XFS Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka qeyb galaya munaasabad tababar loogu soo xirayo gabdho ka tirsan ciidanka Haramcad ee booliska Soomaaliyeed isla markaana derajooyin loogu xirayo saraakiil...
Read moreMadaxweynaha dalka Uganda Yoweri Museveni ayaa hogaamiyeyaasha bariga Afrika ugu baaqay in 16 bishan November ay isugu yimaadaan shir looga arrinsado xaaladda dalka Ethiopia oo colaadaha ka jiraan, sida uu...
Read moreWasiirka arrimaha dibadda Libya Najla Manquush ayaa sheegtay in ay Mareykanka kala shaqeyn doonaan sidii loogu wareejin lahaa ninka loo doon doonayo in uu ka dambeeyay weerarkii Lockerbie ee dhacay...
Read moreShirkadda Facebook oo tirtay qoraalka Ra’isul wasaaraha Ethiopia Abiy Axmed iyadoo ku dooday in uu ka dhan ahaa siyaasadda shirkadda ee hurinta rabshadaha. Axaddii ayaa Abiy Axmed ugu baaqay shacabka...
Read moreDeveloping country voices at COP will help call for limiting global warming to “well below” 2 degrees and providing US$100 billion per year for poorer nations to deal with climate...
Read moreMadaxweynaha Koofur Galbeed Cabdicasiis Xasan Laftagareen oo ku sugan Xuddur ayaa kulamo gaar gaar ah la yeeshay qeybaha bulshada iyo maamulka gobolka iyo kan degmooyinka Xuddur iyo Tiyeglow. Sidoo kale...
Read moreDoorashada affarta kursi ee Aqalka Sare ku matalaysa Jubaland oo maanta Kismaayo ka dhacday waxaa ku soo baxay affar senator oo labo kamid ah haween yihiin. Maryan Faarax Kaahiye oo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho