Israel oo in ka badan 60 ruux ku dishay Gaza iyo Yemen
Agaasimaha cisbitaalka Kamaal Adwan ee woqooyiga Gaza ayaa sheegay in ilaa 50 qof ay ku dhinteen duqeyn ay Israel ku fulisay dhismo ku dhow cisbitaalkaasi oo ay ku sugnaayeen dad...
Read moreAgaasimaha cisbitaalka Kamaal Adwan ee woqooyiga Gaza ayaa sheegay in ilaa 50 qof ay ku dhinteen duqeyn ay Israel ku fulisay dhismo ku dhow cisbitaalkaasi oo ay ku sugnaayeen dad...
Read moreWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 20, December, 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud Ayaa qaabilay Wasiirka Arrimaha Dibedda ee Jamhuuriyadda Midowday ee Tanzania, Mudane Mohamud Thabit Kombo iyo...
Read moreWafdi ka socday Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliya oo maalmahaan qayb ka ahaa Shirweynaha 15aad ee Ururka Caalamiga ah ee Daraasaadka Soomaaliyeed, ayaa booqday xarumaha Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed ee...
Read moreWarbixin cusub oo ay soo saareen dhaqaatiirta aan xuduudda laheyn ee MSF ayaa lagu sheegay in ay jiraan calaamado cad oo muujinaya in ciidanka Israel ay ku dhaqaaqeen isir sifeyn...
Read moreWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 06, December, 2024 1-Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo guddoomiyay shir degdeg ah oo ku saabsanaa la dagaalanka maalgelinta argagixisada. 2-Madaxweyne Xasan Sheekh...
Read moreMareykanka ayaa diiday warbixin ay soo saareen hey’adda xuquuqul insaanka ee Amnesty International ,taas oo sheegtay in ay jiraan caddeeymo dhameystiran oo ku saabsan xasuuqa Israa’iil ee ay u getsatay...
Read moreCiidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugidda Qaranka ee NISA oo kaashanaya Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Maleeshiyaad ka tirsanaa Khawaarijta ku dilay howlgal ka dhacay Gobolka Shabeellaha Hoose Howlgalkaan oo asi...
Read moreWasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga oo ka qaybgalay xuska 25 sano guurada Urur Goboleedka Iskaashiga Dhaqaalaha Bariga Afrika. Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Danjire Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo...
Read moreIlaha caafimaadka ee Gaza ayaa soo sheegaya in ugu yaraan 42 qof lagu dilay weerarrada Israa’iil ee ka dhacay marinka Qaza iyadoo duqeymaha ay sii kordhayaan oo taangiyada ay ku...
Read moreCiidanka Maamulka Jubbaland ayaa intooda badan si rasmi ah ugu biiray hawlgallada Ciidamada Qalabka Sida ee lagula dagaalamayo kooxaha Khawaarijta ee ku sugan degaanada Jubbooyinka. Shacabka iyo Ciidanka Maamulka Jubbaland...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho