Ra’iisul Wasaare Xamsa oo xarig jaray wado cusub oo laga hirgaliyey Muqdisho.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xarigga ka jaray waddo cusub oo Laami ah, taas oo laga hirgeliyey degmada Garasbaaley ee gobolka Banaadir, iyada oo...
Read more











