Khawaarij lagu laayey gobolka Bay
WAR-SAXAAFADEED Ciidamada Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo beegsi ah ka fuliyay deegaanka Buur Eyle ee degmada Buur Hakaba, gobolka...
Read moreWAR-SAXAAFADEED Ciidamada Gaarka ah ee Kumaandooska Danab ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa xalay hawlgal qorshaysan oo beegsi ah ka fuliyay deegaanka Buur Eyle ee degmada Buur Hakaba, gobolka...
Read moreCiidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya saaxiibada caalamka gaar ahaan Ciidamada Maraykanka, ayaa xalay fuliyay howlgal qorshaysan oo lala beegsaday kooxo khawaarij ah oo ku sugnaa degmada Saakow oo ka...
Read moreCiidanka Xoogga Dalka iyo kuwo deegaanka ayaa maanta jab xooggan gaarsiiyey kooxda Khawaarijta ah, kadib markii ay isku dayeen inay weerar arbushaad ah ku qaadaan fariisin ay ciidanku ku la-haayeen...
Read moreFederal Government of Somalia’s Weekly Briefing Mogadishu, Friday, 2nd January, 2026 1- The Federal Republic of Somalia expressed thankfulness to countries and international organizations for their support and full...
Read moreWarbixinta Toddobaadlaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Muqdisho, Jimco, 2-da Janaayo, 2026 1- Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa mahadnaq ballaaran u jeedisay dalalka iyo hay’adaha caalamiga ah ee garab-istaagga iyo taageerada...
Read moreMaamulka Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa Magaalada Muqdisho ku qabatay dood cilmiyeed ku saabsan doorka Qurbo joogta Soomaalida ay ka qaadan karaan difaaca dadka iyo dalka. Dooddaan...
Read moreGuddiga Fulinta ee Ururka Iskaashiga Islaamka (OIC) ayaa kulan la xiriiray dardargalinta howlaha ururka iyo la socodka xaaladda Dalka Soomaliya ku yeeshay Magaalada Jiddah ee Dalka Sacuudi Carabiya . Kulankaan...
Read moreMaanta oo Jimco ah waxaa dadweynaha fursad loo siiyay in ay qaataan kaarka codeynta,kaas oo si habsami leh uga socda Degmooyinka Gobolka Banaadir. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee maalmahaan ku mashquulsanaa howlahooda...
Read moreWasiirka Caafimaadka XFS Dr.Cali Xaaji Aadan Abuubakar iyo mas’uuliyiin kale ayaa xalay Cisbitaalka Degfeer ku booqday qoysa Soomaali ah oo dhowaan ku dhaawacmay dab qabsaday guri ku yaalla Degmada Howlwadaag...
Read moreMuqdisho(SONNA):-Booliska Soomaaliya oo diyaargarow ugu jira Xuska Sanad Guurada 82-aad ee kasoo wareegatay Aas Aaska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed Sarreeye Guuto Asad Cismaan Cabdullaahi ayaa Xarunta Akadeemiyada...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho