Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo tagay gobolka Bakool
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud ayaa booqasho ku tagay degmada Xudur ee Gobolka Bakool, Wafdiga ayaa waxaa garoonka diyaaraha magaalada Xudur ku soo dhaweeyay Saraakiisha Guutada 9-aad,...
Read more











