Ciidanka xoogga dalka oo howlgallo ka fuliyay gobollada Shabeelooyinka
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga dalka Soomaaliyed ayaa Hawlgalo Qorshaysan Maalmihii uu dambeeyey ka waday Degaano ka wada tirsan Gobolada Shabeelaha Dhexe & Shabeelaha Hoose. Degaanadan Hawlgalku ka dhacay ayaa...
Read more