Horjoogayaal sare oo ka tirsan Argagixisada Al Shabaab oo Gacanta lagu soo dhigay
Ciidanka Xoogga Dalka iyo Daraawiishta Jubaland, ayaa Gacanta ku soo dhigay horjoogayaashii ugu sareeyo argagixisada Al Shabaab ee gobolka Jubadda hoose kadib dagaal ay kula wareegeen tuulooyinka hoostaga degmada Jamaame....
Read more