Dagaalka ka socda Ukraine oo sii xoogeeystay
Sida ku xusan Qoraal ay Bogga Facebook ku daabaceen militeriga Ukraine dagaalka xooggan ayaa goor dhaw ka bilaawday deegaanka Vasylkiv ee Caasima Kiev. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu ku sii...
Read moreSida ku xusan Qoraal ay Bogga Facebook ku daabaceen militeriga Ukraine dagaalka xooggan ayaa goor dhaw ka bilaawday deegaanka Vasylkiv ee Caasima Kiev. Dagaalka ayaa la sheegayaa inuu ku sii...
Read moreRa'iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa guddoomiyey shirka Amniga Qaran oo looga hadlayay xooninta amniga Dalka, la dagaalanka Argagaxisada , dardargelinta sugidda amniga Muqdisho iyo adkaynta...
Read moreGuddiga hirgelinta Doorashooyinka Heer dowlad Goboleed ee Galmudug ayaa Maanta shaaciyay guddiyadda xulista sedex Kursi. Kuraasta ay shaaciyeen Guddiga ayaa kala ah HOP#012, HOP#048 iyo kursiga tirsigiisu yahay HOP#137. Qoraal...
Read moreIyadoo saacadihii la soo dhaafay ay sii kordhayeen dalalka tageeray cunaqabateyn lagu soo rogay dalkiisa, ee looga jawaabaya xiisadda Ukraine, iyo soo gelitaanka ciidamada Ruushka ee gobollada Lugansk iyo Donetsk,...
Read moreAfhayeenka Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya, Maxamed Ibraahin Macallimuu ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay ka dib markii dalka Turkiga looga soo daaweyay dhaawac ka soo gaaray qarax argagixiso oo lagula...
Read moreDowlada Shiinaha ayaa Xue Bing, u soo magacaawday in uu noqdo ergay u qaabilsan geeska Afrika. Xue ayaa horay uga soo noqday safiirka Shiinaha u fadhiya Papua New Guinea, waxaana...
Read moreDaqiiqado ka dib markii ay dhamaatay khudbadii madaxweynaha Mareykanka Joe Biden, uu jeediyay ee uu ku shaaciyay in cunaqabateyn cusub oo lagu soo rogayo Ruushka, ayaa FBI Mareykanka waxa ay...
Read moreGuddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga ayaa shaaciyay Odayaasha iyo xubnaha bulshada rayidka ah ee soo xuli doonta Xildhibaanada beellaha Banaadiriga. Gudoomiyaha Guddiga doorashooyinka beellaha Banaadiriga Sacdiyo Cali Boloy, ayaa sheegtay in...
Read moreMadaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa sheegay in uu rumeysan yahay in madaxweynaha Ruushka Vladamir Putin uu go’aansaday in uu weerar ku qaado dalka Ukraine, isaga oo intaa ku daray in...
Read moreCiidamada kumaandooska Danab ee xoogga dalka oo ay weheliyaan ciidamada daraawiishta Jubbaland iyo kuwa nabad sugida ayaa howlgal lagu baacsanayay maleeshiyaadka argagixisada Al-Shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka Jubbada...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho