Senator Cabdi Cusmaan Xareed, ayaa ku guuleystay kursigii ugu danbeeyay doorashada Golaha Aqalka Sare Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kadib markii uu tanaasulay musharaxii la tartamaayay. Xildhibaanada Baarlamaanka Dowlad gobaleedka Galmudug...
Read moreLataliyihii mudada dheer ee madaxweynihii hore maraykanka Donald Trump, Mr Stephen Bannon ayaa lagu soo oogay dacwad ah inuu diiday amar maxkamadeed oo ay sameeyeen guddiga gaarka ah ee Congress-ka...
Read moreTartanka kursiga Todobaad ee Aqalka sare ee Galmudug ayaa waxaa ku tartamayay musharaxiinta kala ah Gen Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) iyo Cawil Nur Cali, Waxaana tartanka isaga haray oo is...
Read moreMagaalada Khartuum ee caasimadda dalka Suudaan ayaa waxaa ka socdo mudaaharaadyo looga soo horjeedo go’aanadii ka soo baxay Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida ee Suudaan, Cabdi Fitaax Al-Burhaan, kaasi...
Read moreWaxaa magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Dowlad gobaleedka Galmudug ka socota qaban qaabada doorashada labo kursi oo ka mid ah Aqalka Sare, kuwaasoo dhawaan uu shaaciyay liiskooda Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi...
Read moreCiidamada amaanka ee ka howlgallo gobalka Hiiraan, ayaa kooxda Nabad diidka ee Al-shabaab kala wareegay deegaanno dhaca galbeed magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan. Howlgallo qorsheeysan oo ay ciidamada ka...
Read moreMadaxweynaha Dowladda gobaleedka Hirshabeelle Mudane Cali Cabdullaahi Xuseen(Cali Guudlaawe) ayaa maanta hooygiisa Magaalada Muqdisho ku qaabilay kaaliyaha Xoghayaha Guud Qaramada Midoobay ee arrimaha Afrika Mss. Martha Ama Akyaa Pobee iyo...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho