Sarkaal ka tirsanaa kooxda Al-Shabaab oo isku soo dhiibay Ciidanka Xoogga dalka.
Cusmaan Caddow Xaaji, oo ka tirsana maleeshiyaadka Al-Shabaab ayaa Maanta Isku soo dhiibey Ciidanka xoogga Dalka Soomaaliyeed ee kusugan Degmada Diinsor ee Gobolka Baay Dowlad gobaleedka Koonfur Galbeed. Ninkan ayaa...
Read more











