Habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi oo la soo saaray
Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka ayaa soo saaray habraaca doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi ee lagu waddo in maalinta berri ay ka bilaabato magaalada Muqdisho. Guddoomiyaha Aqalka...
Read more











