Washington oo Pyongyang ugu baaqday inay ka fogaato ficil kasta oo keeni karo Xiisad dagaal
Dowladda Mareykan ayaa ugu baaqday Kuuriyada Waqooyi inay ka waantowdo ficillada sii kordhaya ee meesha ka saari karo wadahadalada iyo iskaashiga u dhexeeya labada Kuuriya iyo Mareykanka. Lataliyaha Amniga Qaranka...
Read more











