Saturday, July 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Dalalka G20 oo sheegay in ay gargaar gaarsiinayaan dadka Reer Afgaanistaan

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Dalalka G20 oo sheegay in ay gargaar gaarsiinayaan dadka Reer Afgaanistaan
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hoggaamiyeyaasha dalalka ugu dhaqaalaha weyn ee  ku bahoobay G20 ayaa mar kale xaqiijiyey go’aankooda ah in gargaar bani’aadamnimo la gaarsiiyo dadka  reer Afgaanistaan, sida lagaga dhawaaqay Aqalka Cad ee looga arrimiyo dalka Maraykanka.

waddamadan ayaa waxay ku heshiiyeen in sida ugu dhaqsiyaha badan gargaar lagu gaarsiiyo Afgaanistaan iyagoo loo sii marinaayo  Ururo caalami ah oo madaxbannaan, si kor loogu qaado xuquuqda aasaasiga ah ee dhammaan dadka reer Afgaanistaan, oo ay ku jiraan haweenka, gabdhaha, iyo kooxaha laga tirada badan yahay, ayaa lagu yiri bayaan ka soo baxay Aqalka Cad ka dib shir madaxeedka G20.

Related posts

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026

“Mareykanka waxaa ka go’an inuu si dhow ula shaqeeyo beesha caalamka uuna u adeegsado hab diblumaasiyadeed, bani’aadanimo, iyo dhaqaale si wax looga qabto xaaladda Afgaanistaan loona taageero dadka Afgaanistaan,” ayaa lagu yiri warbixinta.

Ku dhawaaqista ayaa imaanaysa iyadoo Afghanistan ay wajahayso dhibaato dhaqaale oo saameysay kala bar dadka dalkaas, ama qiyaastii 18 milyan oo qof. Dalka Afgaanistaan ayaa ah dal ay si xoog leh u kabaysay kaalmo caalami ahi labaatankii sano ee la soo dhaafay

Xoghayaha guud ee Qaramada Midoobey Guterres ayaa sheegay in 80% dhaqaalaha Afgaanistaan uu yahay mid aan rasmi ahayn iyadoo haweenku ay ciyaarayaan “door muhiim ah.” Taalibaan, ayaa ku guuldareysatay inay fuliso ballanqaadyadoodii ahaa inay ilaalinayaan xuquuqda haweenka, ayuu yiri madaxa Qaramada Midoobay isagoo ka codsaday taliyayaasha Afghanistan inay gutaan waajibaadka ka saaran xuquuqda aadanaha iyo sharciga caalamiga ah.

Previous Post

Soomaaliya oo ka qeyb gashay Shirka Ururka iskaashiga Islaamka (OIC)

Next Post

Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo dadka ay abaaraha saameeyeen

Next Post
Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo dadka ay abaaraha saameeyeen

Madaxweynaha Jubaland oo ku baaqay in gargaar la gaarsiiyo dadka ay abaaraha saameeyeen

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

Liiska Golaha Wasiirrada Cusub ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed oo la shaaciyay

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO(BAYDHABA):Hoggaamiyaha Dowladda Goboleedka Koonfur Galbeed, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa si rasmi ah u magacaabay Golaha Wasiirrada cusub...

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

Wasiirka Warfaafinta XFS iyo mas’uuliyiin kale oo booqday goobaha dalxiiska ee duleedka Muqdisho

July 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:- Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS, Mudane Cabdulfataax Qaasim Maxamuud, Wasiir Ku-xigeenka Amniga Gudaha XFS Sulub Axmed...

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

Taliyaha gaarka ah ee XDS oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Talyaaniga 

July 10, 2026
0

Taliyaha Taliska Ciidanka Gaarka ah ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Aadan Maxamed Cumar, iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa...

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

Madaxweynaha JFS oo tababar u soo xiray Saraakiil iyo saraakiil xigeenno ka qalin-jabiyay dugsiga TURKSOM 

July 10, 2026
0

Muqdisho, 10 Luulyo 2026: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta tababar u soo xiray Saraakiil iyo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In