AMISOM oo shir kayeelatay dardargalinta hawlgallada Soomaaliya
Taliyayaasha militariga ee Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa isku raacay in la dardargeliyo howlgallada wadajirka ah ee ay la wadaagaan Ciidanka Xoogga Dalka ee Soomaaliyeed. Tallaabadaan ayaa ka...
Read more











