Danjiraha Soomaaliya u fadhiya Shiinaha oo saxiixay hishiis Talaalka covid-19 lagu keenayo dalka
Danjire Cawaale Cali Kulane, oo ah Safiirka jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Shiinaha, ayaa la saxiixday hishiis talaalka looga hortago cudurka COVID-19 shirkadda Sinopharm ee dalka Shiinaha. Talaalkan looga ...
Read more











