Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Weerar Gantaallo ah oo  lagu qaaday saldhig Ciidamada Mareykan ay ku leeyahiin  Ciraaq

caqiil by caqiil
5 years ago
in Wararka
0
Weerar Gantaallo ah oo  lagu qaaday saldhig Ciidamada Mareykan ay ku leeyahiin  Ciraaq
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Gantaallo ayaa  lala beegsaday meel u dhow saldhig Ciidamada Mareykan, ay ku lahayeen woqooyiga Caasimada Ciraaq ee Baqdaad, sida ay baahisay wakaaladda wararkaee  Faransiiska.

Warbaahinta gudaha ayaa sheegeysa in laba gantaal ay ku soo dhaceen xayndaabka Saldhig Ciidamada Mareyka ay ku sugnayeen, kuwaa oo ka soo labtay  hawlgalka ay ka fuliyeen gobalka Diyaala ee dalkaas Ciraaq.

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Waxii ka danbeeyay bilawga bishii Janaayo ee sanadkan ciidamada ku sugan Ciraaq, ayaa la kulmaayay weeraro qorsheysan oo is xig-xigay, oo si gaar ah loogu beegsanaayay  kuwa Mareykanka.

Previous Post

Wasiir Beyle: Waxaa naga go’an inaan horumarino wax soo saarka iyo fikrdaha cusub ee dadkeena

Next Post

QM oo sheegtay in hoos u dhacday tirada dadka ku waxyeeloobay miinooyinka sanadihii u dambeeyay

Next Post
QM oo sheegtay in hoos u dhacday tirada dadka ku waxyeeloobay miinooyinka sanadihii u dambeeyay

QM oo sheegtay in hoos u dhacday tirada dadka ku waxyeeloobay miinooyinka sanadihii u dambeeyay

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In