Wadamada Carabta qaar oo tageeray bayaan ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sucuudiga
Dalalka Kuweyt, Imaaraadka Carabta iyo Baxrayn ayaa sheegay in ay taageerayaan bayaankii ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Sucuudiga ee ku saabsanaa warbixinta Mareykanka ee ku aadaneed dilkii Jamaal Khashoggi....
Read more











