Sunday, September 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maxkamadd ku taalo UK oo xukun ku riday nin Soomaali ah oo Xaaskiisa dilay

caqiil by caqiil
6 years ago
in Wararka
0
Maxkamadd ku taalo UK oo xukun ku riday nin Soomaali ah oo Xaaskiisa dilay
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026

Xuseen Yuusuf Cigaal oo ka mid ahaa Soomaalida degan xaafada Edmonton ee dhacda waqooyiga magaalada London ee Caasimadda UK ayaa lagu xukumay xabsi daa’in kadib markii lagu soo eedeeyay in uu dil geystay.
Ninkan ayay maxkamad ku heshay danbi ah in uu dilay xaaskiisa oo la oran jiray Maryan Ismaaciil, 6 April sanadkii tagay ee 2020.
Xuseen ayaa maxkmada ka hor sheegay in xilli uu Karoona hayay ay xaaskiisa ku tiri aqalka iiga bax, muran halkaa ka dhashay ayuuna u sababeeyay dilka xaaskiisa, sidoo kale wuxuu sheegay in waqti uu dilka dhacayay uu isdifaacayay balse aanu tala galin in uu dilo marwadiisa.
Dambi baarayaashii loo diray in ay soo arkaan meydka marxuumadda ayaa dhankooda sheegay in ay aad ugu naxeen sida uu ninkan u dilay afadiisa, sidokale baaritaankooda waxay ku muujiyeen in anay u muuqan wax dagaal ah oo dhex maray ladabooda, iyaga oo cadeeyay in aanay jirin wax gacan ah oo ay Maryan geysatay, taasi oo meesha ka sareysa haladalka uu ninkan Maxkamadda ka horsheegay.
Xuseen Yuusuf oo ah 66 jir gudaha dalkaas kaga shaqeysta xirfadda darawal Bas ayay ugu danbeeyn maxkamada ku xukuntay Xabsi daa’in.

Previous Post

Golaha amaanka ee qaramada midoobe oo cunaqabateyn saaray sadax hor jooge oo ka tirsan argagaxisada shabaab.

Next Post

Mareykanka oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka dambeeyay dilka wariye Jamaal Khaashuqji

Next Post
Mareykanka oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka dambeeyay dilka wariye Jamaal Khaashuqji

Mareykanka oo sheegay in dhaxal-sugaha Sacuudiga uu ka dambeeyay dilka wariye Jamaal Khaashuqji

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

Xukunka Askari Jante Dartiis u dilay Muwaadin

September 12, 2026
0

Dable Xoogga Maxamuud Axmed Faarax Kabtan Dhashiike, ayaa Lagu Eedeeyay in uu si kas ah u dilay Marxuum Cabdicasiis Sheekh...

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

Taliyaha Ciidanka Dhulka XDS oo gaaray magaalada Baydhabo

September 12, 2026
0

Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed XDS General Sahal Cabdullaahi Cumar oo ay wehliyaan saraakiil ka tirsan Ciidanka XDS ayaa...

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

Wasaaradda Amniga Galmudug oo daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta iyo wada-shaqaynta guddiyada

September 12, 2026
0

Wasaaradda Amniga Galmudug ayaa maanta magaalada Gaalkacyo ka daahfurtay tababar lagu kobcinayo aqoonta, xirfadaha iyo wada-shaqaynta guddiyada iskaashiga Booliiska iyo...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga lada dal

September 12, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee JFS, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, ayaa qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In