Al Shabaab oo isaga baxay Degmada Jamaame ee Gobolka Jubada Hoose.
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kasoo ruqaansaday deegaanka Araare, islamarkaana cagta soo mariyay deegaanada Kaban iyo Bangaani ee gobolka Jubada hoose ayaa waxey hal KM wax ka yar usoo jirsadeen...
Read more











