Guddiga horumarinta adeega Bulshada ee Aqalka sare oo la kulmay Wasiirka Waxbarashada XFS+Sawirro
Guddiga horumarinta adeega Bulshada,arrimaha bini-aadanimada,warfaafinta iyo dhaqanka Golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la qaatay Wasiirka Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre. Wasiir Goodax Barre...
Read more











