Dowladda Soomaaliya oo Xoghayaha guud ee QM u wargelisay in Nicolas Heysom aan laga rabin dalka kana shaqeyn karin
Wasaaradda oo xiganaysa heshiisyada caalamiga ee ku salaysan xiriirka diblomaasiyadeed, waxa ay Dowladda Soomaaliya ku wargelisay Xoghayaha guud ee Q.M in wadanka laga rabin, kana shaqayn karin Mudane Nicholas Haysom....
Read more











