Friday, July 4, 2025
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

“Daawo+Sawirro” Arday Baratay Xirfada Gacanta oo Maanta Xaflad Qalin jabin ah loogu qabtay Gaalkayo”

caqiil by caqiil
December 21, 2018
in Wararka
0
“Daawo+Sawirro” Arday Baratay Xirfada Gacanta oo Maanta Xaflad Qalin jabin ah loogu qabtay Gaalkayo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Munaasabadaan lagu sagootinaayayย  Ardaydaan ka baxday Dugsigaย  Xirfadaha Gacanta iyo Tabbarada ee Mudug Technical,Vocational and Educational Training ayaa Maanta lagu qabtay Magaalada Gaalkacyo ee Xaruunta Nabadaynta Soomaaliyeed ahna Caasimadda Gobalka Mudug ee Bartamaha Dalka Hooyo.

Ardayda Maanta qalin jabisay Maxadka ayaa gaarayay 300 oo Ruux kuwaas oo bartay Maadooyinka Computer-ka, Korontada, English.kaย  iyo makaanignimadaย  waxaana Xafladda ka qeyb galay Mas’uuliyiin ka tirsan Degmada Gaalkayo,Wasaaradda Waxbarashada Galmudug, Madaxda Haayadaha SOSDA IYO DARYEEL oo bixiya Mashruuca Waxbarashada ee Ardaydaan ka qalin jabiyeen,Waalidiin iyo marti sharaf kale.

Related posts

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025

Madaxda SOSDA IYO DARYEEL ayaa Munaasabadda ka sheegay inay ka go,an tahay u shaqeynta bulshada iyo Dalka kana shaqeyn doonaan u adeegida muwaadiniinta Soomaaliyeed ee Waxbarashada jecel.

Maayarka Gaalkacyo ee Galmudug Xirsi Yuusuf Bare iyo Agaasimaha Waxbarashada Gobalka Mudug ee wasaaradda Waxbashada Maamulka Galmudug Axmed Jaamac Aadan ayaa kaga mahad celiyay Mas’uuliyiinta SOSDA IYO DARYEEL dadaalada ay ugu jiraan kor uqaadista kobaca garaadka bulshada iyagoona kula dardaarmay Ardayda Maanta Xafladda loo qabtay inay Aqoontooda oga faa’ideeyaan Dalka.

Haayadaha SOSDA IYO DARYEEL ayaa ka shaqeeya arrimaha Waxbarashada Dalka iyadoo Ardaydii ka baxayna ay yihiin kuwo iminka shaqeeya Xaruumaha loogu adeego bulshada kuwaas o maareeya nolasha qoysaskooda ahna kuwa ka dhexmuuqda qeybaha kale.

Sawir Qaade: Wariye Baashi Ali Hashi

Previous Post

Daawo+Sawirro” Banaanbax lagu taageeeraayo Dawladda dhexe oo Maanta ka dhacay Magaalada Hobyo

Next Post

Jabuuti oo soo dhoweysay dedaallada nabadeed ee Gobolka ka socda

Next Post
Jabuuti oo soo dhoweysay dedaallada nabadeed ee Gobolka ka socda

Jabuuti oo soo dhoweysay dedaallada nabadeed ee Gobolka ka socda

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

๐‘๐š’๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š “๐‚๐ข๐ข๐๐š๐ง๐ค๐š ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐ž๐ž๐ ๐ฐ๐š๐ฑ๐š๐š ๐š๐ฒ ๐ฅ๐š๐Ÿ-๐๐ก๐š๐›๐š๐ซ ๐ฎ ๐ฒ๐ข๐ก๐ข๐ข๐ง ๐๐จ๐ฐ๐ฅ๐š๐๐ง๐ข๐ฆ๐จ ๐ฑ๐จ๐จ๐ ๐ ๐š๐ง.”

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tababar u soo xiray saraakiil, saraakiil-xigeenno iyo cutubyo ka...

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

Duqa Muqdisho oo la kulmay madaxda UNOPS si loo dardargeliyo dib-u-dhiska waddooyinka

July 3, 2025
0

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa xafiiskiisa ku qaabilay madaxda ugu sarreysa heyโ€™adda...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo noqday qofkii uga horreeyay ee ka qaata kaarka Codeynta KGS

July 3, 2025
0

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa ka qeyb-galay munaasabadda daah-furka ololaha diiwaangelinta codbixiyeyaasha ee deegaanada...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden u qaabilsan Soomaaliya

July 3, 2025
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan sagootin ah xafiiskiisa kula qaatay Danjiraha dowladda Sweden...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In