Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Diinta iyo Owqaafta oo Taliyaha Ciidanka Asluubta kala hadlay siddii loo wacyi gelin lahaa Maxaabiista Xabsiga dhexe ku xiran “Sawirro”
Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed Sarreeye guud Bashiir Maxamed Jaamac ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wasiir ku xiggeenka Wasaaradda Diinta iyo Owqaafta XFS oo ay wehliyeen qaar kamid ah Culimada Wasaaradda....
Read more











