Guddiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaran oo sheegay in Baydhabo lagu dooran doono 2 kursi oo Golaha Sacbka ka banaan
Iyadoo maalintii shalay magaalada Dhuuso-Mareeb lagu doortay kursi ka banaanaa Golaha Shacabka uuna ku guuleystay C/llaahi Gaafow Maxamuud ayaa guddiga doorashooyinka Qaranka ee madaxa banana wuxuu sheegay in doorashada xigta...
Read more