Madaxweyne Waare oo sheegay in dhawaan mashaariic laga hirgelin doono Hirshabeelle
Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle, Maxamed Cabdi Waare ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariic dhawaan laga hir gelin doono degaannada Hirshabeelle oo ay ka mid tahay Madaxtooyada maamulkaas. Mudane; Waare ayaa...
Read more