Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha oo ka hadlay muhiimmadda ay leedahay dejinta siyaasadda, daryeelka barakacayaasha iyo Qaxootiga
Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuummadda Federaalka Soomaaliya ahna Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha, Mudane Mahdi Maxamuud Guuleed ( Khader) oo maanta furay Mashruuca taageerada horumarka iyo dhaqan gelinta siyaasado lagu Daryeealyo Qaxootiga dalka...
Read more