Dhageyso:Wasaaradda Waxbarashada XFS oo sheegtay in ay Xoojinayso Tayada Waxbarashada Dalka
Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane C/raxmaan Daahir Cismaan oo la hadlay Warbaahinta Qaranka Soomaaliya ayaa sheegay in Wasaaradda Waxbarashada Xukumadda Soomaliya ay didaal ugu jirto...
Read more