Wasiir Amniga XFS oo Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha Gudaha Turkiga
Wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow ayaa magaalada Ankara kula kulmay Wasiirka Arimaha gudaha Dowladda Turkiga Suleyman Soylu. Kulanka oo ka dhacay xarunta Wasaaradda Arimaha Gudaha Turkiga oo ku...
Read more