Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Cadullaahi Farmaajo oo booqasho ku jooga dalka Masar ayaa magaalada Qaahira ee dalkaas ku siyaartay hoyga Qaahira uu ka degan yahay Madaxweynihii dowladii KMG...
Read moreAgaasimaha Guud ee Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Abuukar Zubeeyr oo ay wehlinayeen La-taliyaha Arrimaha Warfaafinta, Xiriirka, iyo Wacyi Gelinta Dadweynaha, iyo Agaasimaha Waaxda Qorsheynta ee...
Read moreKoox cusub oo kamid ah ciidanka qaranka Burundi (BNDF) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho, kuwaas oo hal sano oo shaqo ah uga bilaabanayso Soomaaliya ayagoo ka tirsan howlgalka Midowga...
Read moreXubnaha golaha Aqalka sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ansixiyay sharciga Isgaarsiinta dalka oo dhowaan Wasaaradda Boostada, Isgaarsiinta iyo Teknoolojiyada hor geysay golahaas kaddib markuu uu ka soo gudbay...
Read moreMadaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam “Axmed Madoobe” iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Dib u heshiisiinta DFS Mudane Cabdi Faarax Siciid Juxa ayaa goordhow daah furay shirka dhismaha Golayaasha Deegaanka...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Kahyre ayaa furay imtixaan laga qaadayo qaar kamid ah ardayda dugsiyada sare ka soo baxday,kuwaasi oo ay qaadaneyso Jaamacadda Umadda. Imtixaankaasi oo...
Read moreWasiika UK ee Africa, Rory Stewart, ayaa booqashadii ugu horeysay ku yimid Soomaaliya isagoo booqday magaalooyinka Mogadishu iyo Hargeisa. U jeedada booqashada Mr Stewart ayaa aheyd u kuurgelida qodobadii ka...
Read moreWefdigaan uu hogaaminayay Wasiirka Kalluumeysiga iyo kheyraadka badda ee dowlad goboleedka Galmudug Xasan maxamed warsame oo isugu jiray mas’uuliyiin ganacsato iyo quburo ajaanib ah, kuwaasi oo ku xeel dheer arrimaha...
Read moreShilkani ka dhacay Dekedda magaalada Berbera ayaa yimiod kadib markii xalay ay isku dheceen labo markab oo halkaasi ku xirnaa, mas’uuliyiinta Soomaaliland ayaa sheegay in mid kamid ah labadaasi markab...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho