Thursday, October 15, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiirka UK ee Africa booqashadiisa Muqdisho iyo Hargeysa

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Wasiirka UK ee Africa booqashadiisa Muqdisho iyo Hargeysa
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiika UK ee Africa, Rory Stewart, ayaa booqashadii ugu horeysay ku yimid Soomaaliya isagoo booqday magaalooyinkaย  Mogadishu iyo Hargeisa.

U jeedada booqashada Mr Stewart ayaa aheyd u kuurgelida qodobadii ka soo baxay shirkii London May dii la soo dhaafay iyo sidii uu u kari lahaa dadaalada UK ee ku aadan arimaha bariโ€™aadanimada, iyo mashaariicda horumarineed loo sameeyay dadka Soomaaliyeed.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Magaalada Muqdisho ayuu, Mr Stewart kula kulmay masโ€™uuliyiin ka tirsan dowladda Soomaaliya uu uu kamid yahay raโ€™iisul wasaaraha, ku xigeenkiisa, wasiirada gaashaandhigga, qorsheynta, amniga gudaha iyo xubno ka tirsan beesha caalamka iyo ururada bulshada rayidka ah.

Wasiika UK ee Africa, Rory Stewart ayaa soo dhaweeyay horumarinka ay sameysay dowladda Soomaaliya, isagoona xaqiijiyay in UK sii wadi doonto taageerada lagu horumarinayo Soomaaliya.

Madaxda dowladda Soomaaliya ee uu la kulmay ayuu kala hadlay ahmiyadda a ku fadhiso adkeynta amniga iyo la dagaalanka argagaxisada, la dagaalanka musuq maasuqa iyo in shaqooyin loo abuuro dhalinyarada.

Mr Stewartย  ayaa intii uu magaalada Muqdisho ku sugnaa waxaa uu tagay xarunta isku dubaridda arimaha gargaar ee QM isagoo arkay iskaashiga ka dhexeeya ururada sama falka, Qaramada Midoobay iyo wasaaradda arimaha gargaarka ee ku aadan ka jawaabidda abaaraha.

Wasiirka UK ee Afrika ayaa sidoo kale warbixin looga siiyay ยฃ170 million oo UK ugu talagashay abaaraha iyo ka hor tagida in abaarta Soomaaliya macluul isku bedesho.

Wasiika UK ee Africa, Rory Stewart ayaa sidoo kale tagay magaalada Hargeisa, isagoo halkaas kula kulmay masโ€™uuliyiin ka tirsan Somaliland oo uu kala hadlay arimo ah kamid yihiin doorashada bisha November ka dhici doona maamulka Somaliland.

Magaalada Hargeisa, waxaa uu sidoo kale kulan kula yeeshay qaar kamid ah ururada bulshada rayidka ah xubno ka tirsan dowladaha hoose iyo qaar kamid ah dadkii ka faaโ€™ideystay deeqaha waxbarasho ee UK ay siiso Soomaaliya.

Wasiirka UK ee Afrika ayaa masโ€™uuliyiinta Somaliland kala hadlay ahmiyadda ay leedahay in dib loo bilaabo wada hadalkii u dhexeeyay dowladda federaalka iyo Somaliland.

Previous Post

Wefdi ka socda Galmudug oo gaarey degmada Hobyo

Next Post

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo imtixaan u furey arady cusub oo ku biiraya Jaamacadda Umadda

Next Post
Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo imtixaan u furey arady cusub oo ku biiraya Jaamacadda Umadda

Raโ€™iisul Wasaaraha XFS oo imtixaan u furey arady cusub oo ku biiraya Jaamacadda Umadda

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In