7 kamid ah Al-shabaab oo xalay lagu diley degmada Jilib
Madaxweynaha jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya mudane Maxamed C/laahi Farmaajo ayaa amrey howlgal gaar ah oo lagu diley todobo kamid ah maleeshiyaadka Al-shabaab oo ku sugnaa degmada Jilib ee gobolka Jubada dhexe....
Read more











