Madaxweynaha dalka Tanzania John Magufuli iyo dhigiisa Uganda Yoweri Museveni ayaa si wadajir ah u dhagax dhigay dhismaha dhuun qaada saliid ceyrin oo ka bilaabaya deegaanka Hoima ee dalka Uganda...
Read moreRa’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre oo uu weheliyo taliyaha ciidanka xooga dalka Soomaaliya sareeyo gaas Axmed Maxamed Jimcaal (Cirfiid) ayaa galabta booqday xarunta kaydka raashinka ee ciidanka...
Read moreShir u dhaxeeyay Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaliya iyo Ururada Bulshada Rayidka ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda, shirka ayaa ahaa mid loogu diyaar garoowayo shir afar maalin socon...
Read moreMoqdisho, 06, Augst, 2017…. Wasiirka Maaliyadda Xukuumada Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiraxman Ducaale Bayle oo maanta ka qayb galay kulankii golaha Shacabka ayaa uga mahadceliyey ansixinta Miisaaniyada qaybta ka hartay sanadka...
Read moreGuddoonka Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta hambalyo u diray Baashi Max’ed Xaashi oo maanta ku guuleystay doorashada xilka Guddoomiyenimo ee Golaha Aqalka Wakiilada Soomaaliland. Mudane Max’ed Sheekh Cismaan...
Read moreGolaha Shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya ayaa maanta si aqlabiyad ah ku ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee 2017 Kulankan xubnaha golaha shacabka oo ay soo xaadireen 169 xildhibaan, ayaa waxaa ogolaaday ansaxinta...
Read moreGuddoonka aqalka sare ee baarlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga la socodka dib u eegista dhaqan gelinta dastuurka iyo arimaha federaalka ee labada aqal baarlamaanka ka kooban...
Read moreWasiirka haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya Deeqa Yaasiin oo la hadashay warbaahinta qaranka ayaa sheegtay in wasaaradda ay gacanta ku heyso dhismaha guddiga madaxa banaan ee xuquul insaanka...
Read moreMadaxweynaha Maamulka Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay saraakiil ka socdey hay’adda UNSOM Soomaaliya oo uu hogaaminayey Mr. Simon West oo ah la-taliyaha guud ee...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho