Faahfaahin Qarax sababay dhimasho iyo dhaawac oo ka dhacay Muqdisho(SAWIRRO)
Gaari walxaha laga soo buuxiyay oo sababay dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhacay Wadada Makka Almukarama ee Magaalada Muqdisho sida uu Warbaahinta Qaranka u Xaqiijiyay Afhayeenka Maamulka Gobalka Banaadir C/fitaax...
Read more










