Boqor Salmaan oo isbedel ku sameeyay hanaanka boqortooyada
Boqorka Sacuudiga, Salmaan Bin Cabdul Casiis, ayaa wax ka beddelay qaabka dhaxalka boqortooyada, isagoo wiilkiisa Maxamed Bin Salmaan, ka dhigay ninka dhaxli doona boqornimada. Boqor Salmaan Bin Cabdel casiis ayaa...
Read more











