Friday, October 16, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Maalinta carruurta Afrika oo Garoowe laga xusey-Sawirro

caqiil by caqiil
9 years ago
in Wararka
0
Maalinta carruurta Afrika oo Garoowe laga xusey-Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maantaย waxa uu ka qayb galay munaasabad lagu maamuusayay maalinta caruurta Africa oo ku beegan 16 June sanad kasta, waxaana munaasabaddaas si wada jir ah usoo qaban qaabiyay Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska iyo Wasaaradda Waxbarashada Puntland.

Madaxweynaha Puntland oo kahadlay Munaasibadaasi ayaa mahad balaadhan u soo jeediyey Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Puntland iyo Wasaaradda Haweenka iyo Arrimaha Qoyska oo siwadda jira u soo qaban qaabiya munaasibadani sanad walba markay ku aadan tahay โ€˜โ€™16thย Juneโ€™โ€™ , sidoo kale Madaxweynaha ayaa xusay in daryeelka iyo waxbarashadda dhalaanku ay tahay shaqadda ugu muhiimsan ee loo bahan yahay in bulshadu wakhti badan geliyaan si loo helo dhalaan tayo iyo tacliin wanaagsan leh.

Related posts

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

Sidoo kale Cabdiweli Gaas oo ka tala bixiyey barbaarinta caruurta ayaa sheegay inay muhiim tahay in laga feejinaado dhalaan ku ababay dhaqan ku salaysan anshax xumo iyo kuwo leh dhaqankii iyo cadooyinka 30-kii sano ee ugu danbeeyey kuwaas oo ragaadiyey dawlad nimadeena,

Dhinaca kale, Madaxweynaha Puntland ayaa kula dardaarmay waalidiinta inay caruurtooda ku carbiyaanย  ama ku ababiyaan dhanka wanaagsan ee ku salaysan diinteena Islaamka kaas oo ka beriya faldenbiyeed yadda uu ilmuhu ka arko waalidkii amaba uu caruutiisa waalidku ugu sheekeeyo waxaan dhaqan wanaagsan ahayn ay tahay mid majara habaabin kartaย  caruurta .

Mudane Cabdiweli Gaas ayaa sheegay in Puntland ka qayb tahay dhaqan gelinta xeerarka caalamiga ah ee dhawrista xuquuqda carruurta, waxaan uu sheegay madaxweynuhu inay ka kooban yihiin afar qaybood oo kala ah

  • Badbaadin,
  • Horumarin
  • Difaacid iyo
  • Ka qayb gelid

Wasiirka Haweenka iyo Arrimaha Qoyska Aniisa Xaaji Muumin iyo Wasiirka Waxbarashada Abshir Aw-Yuusufย  Ciise iyo sidoo kale Wasiirka Cadaaladda ย Saalax Xabiib Jaamac ayaa sharaxaad kooban ka bixiyay ujeedka munaasabadda oo sanadkasta la xuso, waxayna tilmaameen in dhowrista iyo daryeelka caruurtu ay tahay muhiim Allena waajib inagaga dhigay.

Previous Post

Markab gargaar sida oo Turkiga ku wareejiyay Soomaaliya-Sawirro

Next Post

Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray shirweynaha Wadatashiga ee Hannaanka dib u heshiisiinta Soomaaliya

Next Post

Akhriso: War-murtiyeed laga soo saaray shirweynaha Wadatashiga ee Hannaanka dib u heshiisiinta Soomaaliya

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

๐‘/๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐๐ก๐š๐ ๐š๐ฑ-๐๐ก๐ข๐ ๐š๐ฒ ๐—๐š๐ซ๐ฎ๐ง๐ญ๐š ๐’๐š๐ฒ๐ง๐ข๐ฌ๐ค๐š ๐ข๐ฒ๐จ ๐“๐ข๐ค๐ง๐จ๐จ๐ฅ๐จ๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐‰๐š๐š๐ฆ๐š๐œ๐š๐๐๐š ๐’๐ˆ๐Œ๐€๐ƒ

October 15, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda...

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

Guddiga Doorashooyinka oo shaaciyay doorashooyinka 2-da Aqal iyo tan Madaxweynaha Dalka

October 15, 2026
0

Guddiga madaxa banaan ee doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha ayaa shaaciyay jadwalka doorashada xildhibaanada Labada Aqal ee BJFS iyo tan madaxweynaha...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

Wasiirka Warfaafinta XFS oo ka qeybgalay kulanka Qaran ee ka hortagga iyo la dagaallanka Fikirka Xagjirka

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska XFS Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud iyo Masuuliyiin kale ayaa ka qeyb galaya Shirweynaha Qaran...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In