Deeqdan ayaa ka timid dowladda Shiinaha taas oo loogu talagalay in lagu caawiyo boqolaal kamid ah dadka Soomaaliyeed ee abaaruhu saameeyeen kuwaas oo u baahan gargaar deg deg ah. In...
Read moreWararka naga soo gaaraya gobalka Gedo ayaa sheegaya in diyaarad Xamuul ah oo u rarnayd hey’adda Qaramada Midoobay ee WFP ay ku dhacday Garoonka diyaaradaha magaalada Garbahaareey xarunta gobolkaas. Guddoomiyaha...
Read moreMogadishu, 03 June 2017 – Wasiirka Warfaafinta Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa ka warbixiyey horumarka Dowladda ee usbuucii la soo dhaafay. Wasiirka ayaa ka hadlay arrimo ay...
Read moreCiidanka Ammaanka ayaa degmada Waabari ku qabtay labo qarax oo la doonayay in shacabka lagu dhibaateeyo, iyadoo lagu jiro bisha barakaysan ee Ramadaan. Mid kamid ah Qaraxyada ayaa la dhigay...
Read moreWasiirka wasaaradda maaliyadda ee xukuumadda Soomaaliya Dr. C/raxmaan Ducaale Beyle, ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ku howlan tahay sidii loo heli lahaa dhaqaalaha lagu bixiyo ciidanka qalabka sida ee dalka...
Read moreKulanka maanta uu wasiir ku xigeenka wasaaradda amniga dawladda Feeraalka Soomaaliya uu la yeeshay waaxyaha kala duwan ee wasaaradda ayaa waxaa looga hadlay sidii loo xoojin lahaa wadashaqaynta hay’adaha amniga...
Read moreXubnaha golaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulan aan caadi aheyn oo uu shir-guddoominayey Ra’iisal Wasaare Ku xigeenka Xukuumada Mudane Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), iyadoo Ra’iisul Wasaaraha...
Read moreMadaxweyneyaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa goor dhow gaaray magaalada Cadaado, iyagoo ka qeyb galaya munaasabada caleema saarka Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf. Wafuud kala duwan oo ka kala socota...
Read more
Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho