Askari saakay lagu fuliyay xukun dil ah
Xukunkan dilka ah ayaa saaka maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ku fulisay, Axmed Cabdi Maadeey oo 28 sano jir ah isla markaana ka tirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya kaas oo...
Read moreXukunkan dilka ah ayaa saaka maxkamada ciidanka qalabka sida ee Soomaaliya ku fulisay, Axmed Cabdi Maadeey oo 28 sano jir ah isla markaana ka tirsanaa ciidanka booliiska Soomaaliya kaas oo...
Read moreXubnaha baarlamaanka ee Aqalka sare ayaa maanta kulan la yeeshay guddiga madaxa banaan ee Xuduudaha iyo Federaalka, kaas oo ku saabsanaa soo gudbinta warbixin sanadeedka guddiga. Mudaniyaasha baarlamaanka Aqalka sare...
Read moreDowladda iyo shacabka jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya waxaa ay hambalyo u direyaan dowladda iyo shacabka jamhuuriyadda Turkiga natiijadii wanaagsaneyd ee ka soo baxday aftidii Axaddii ka dhacay dalkaas, taas oo qeexeysa...
Read moreMunaasabad kooban oo lagu xusayay maalinta dhir beerista qaranka oo maanta lagu qabtay Xarunta Wasaaradda Xanaanada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa ayaa waxaa ka qeyb galay wasiir ku xigeenka wasaaradda xanaanada...
Read moreFiidnimadii caawa ayaa kooxo hubeysan waxaa ay ku toogteen qof shacab ah degmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir kuwaas oo watay gaari, hase ahaatee ciidanka amniga oo goobtaas ka ag...
Read moreShirkan ayaa waxaa arimaha ugu muhiimsan waxaa kamid ah Xoojinta xiriirka wada shaqeyneed ee dowladda federaalka iyo Maamul Goboleedyada, xasilinta amniga dalka iyo shir dhawaan la filayo in uu ka...
Read moreGuddoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose Ibraahim Aadan Cali Najax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray degmada Wanla weyn ee gobolka, halkaasi oo uu kulamo kula qaatay odoyaasha dhaqanka iyo qeybaha bulshada...
Read moreGuddoomiyaha degmada Hobyo, Cabdullaah Axmed Cali, oo la hadlay Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed ee SONNA, ayaa sheegay in iyagoo kaashanaya guurtida deegaanka ay soo furteen doon ganacsi oo ay xeebaha...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho