Sawirrada dhisme ku dumay dalka India
Ugu yeraan 10 qof ayaa ku geeriyootay halka dhowr kale ay soo gaareen dhaawacyo kaidb markii uu soo dumay dhisme howl laga hayay magaalada bariga dalka India ku taala ee...
Read moreUgu yeraan 10 qof ayaa ku geeriyootay halka dhowr kale ay soo gaareen dhaawacyo kaidb markii uu soo dumay dhisme howl laga hayay magaalada bariga dalka India ku taala ee...
Read moreDowladda Turkiga ayaa xaqiijisay in haweeney u dhalatay dalka Azerbaijan in ay ka mid ahayd dadkii ku dhintay weerarkii lagu qaaday shaqaalaha Turkiga iyo Soomaalida ee Muqdisho. Wasiirka arrimaha dibadda...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Soomaaliyeed ee Puntland, Mudane Cabdiweli M. Cali Gaas, wafdi ka socda Dawladda...
Read moreCiidanka dowladda Italy ee qeybta ka ah ee howlgalka midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay qalab Sport ku guddoonsiiyeen ciyaartow Soomaaliyeed kadib munaasibad lagu qabtay magaalada Muqidsho. Aqabkan...
Read moreWasiirka hub ka dhigista iyo dhaqancelinta maleeshiyaadka ee maamulka koofur galbeed Soomaaliya, wasiirka warfaafinta iyo mas’uuliyiin kale ayaa gaaray degmada Waajid ee gobolka Bakool sida ay sheegeen mas’uuliyiinta degmada. Guddoomiye...
Read moreTaliyaha ciidanka booliiska Soomaaliya sareeyo gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa kormeerey xarunta akadeemiyadda tababarada ciidanka booliiska ee Janaraal Kaahiye halkaas oo uu ka socoday imtixaan laga qaadayo arday soo...
Read moreMadaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xafiiskiisa warqadihii aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee waddanka Xiriirka Russia wakiilka uga noqon doona Soomaaliya, Mr Sergey Kuznetsov....
Read moreKulankan oo ahaa mid looga hadlayay sidii loo horumarin lahaa adeegyada bulshada ee magaalada Gaalkacyo isla markaana wax looga qaban lahaa caqabadaha maamulka ka heysta hirgelinta arintan ayaa waxaa ka...
Read moreRa’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, oo weheliyo Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Puntland, Mudane Cabdweli Maxamed Cali Gaas, Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Federaalka ah iyo...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho