Taliyaha booliiska oo gaaray Rome-Italy-Sawiro
Taliyaha Ciidanka booliska Soomaaliyeed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Roma ee caasimada dalka Talyaaniga, taliyaha ayaa socdaalkiisa waxaa ku wehliya xigeenkiisa Labaad S/guuto Bashiir Cabdi Maxamed iyo...
Read more