Madaxweynaha dowlad goboleedka koofur galbeed Soomaaliya mudane Shariif Xasan Sheekh Aadan, oo ay wehliyaan guddoomiyaha golaha wakiilada ee maamulka iyo qaar kamid ah golaha wasiirada koonfur galbeed ayaa maanta waxaa...
Read moreGudoomiyaha gobolka Hiiraan Yuusuf Axmad Hagar-dabo Geed, oo kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha iyo wax garadka ku dhaqan magaalada Beledweyne ayaa waxaa uu ka hadlay halka ay marayso...
Read moreMadaxweyne ku-xigeenka Puntland ahna ku simaha Madaxweynaha Eng.Cabdixakiim Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey, ayaa maanta waxaa uu xadhigga ka jaray waddo laami ah oo laga hirgeliyey gudaha magaalada Boosaaso . Dhismaha...
Read moreIyadoo todobaadkii hore weerar loo geystay masjidka Umutul Islaam iyo dugsi lagu barto qur’aanka kariimka ee ku yaala magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ee dalkani Mareykanka ayaa waxaa bilowday kulamo...
Read moreTababarkan uu maanta taliyaha ciidanka booliska Soomaaliyeed u furay 40 ka tirsan saraakiisha ciidanka booliska, gaar ahan taliyeyaasha saldhigyada booliska ee gobolka Benaadir ayaa socon doono muddo 30 cisho ah,...
Read moreGuddoomiyaha degmada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay, C/laahi Cali Watiin, oo la hadlay barnaamijka faaqidaada oo ka baxa Radio Muqdisho ayaa xaqiijiyay in ciidanka amniga ee dowlad goboleedka koonfur galbeed...
Read moreInta la xaqiijiyay 5 ruux oo rayid ah, ayaa ku geeriyootay hoobiyeyaal maanta duhurnimadii lagu garaacay xaafado ka tirsan degmooyinka Warta nabadda iyo Howl wadaag ee magaalada Muqdisho, ku simaha...
Read moreGolaha Wasiirada ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana shir guddoomiyay Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Caddaaladda Mudane C/laahi Axmed Jaamac “Ilka-Jiir”, iyadoo kulankan Warbixino looga...
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho