Fanaaniinta Hodan C/raxmaan iyo Axmed Rasta oo Muqdisho soo gaaray
Labadan fanaan ee kala ah Axmed Rasto iyo Hodan Cabdiraxmaan,oo maanta soo gaaray magaalada Muqdisho waxaa soo dhaweyay wasiir ku xigeenka Wasaaradda warfaafinta , Xildhibaano ka tirsan baarlamaanka,hobalada qaranka Waabari,iyo...
Read more