Cumar Aadan Qaadi oo ah la taliyaha guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta la hadlay warbaahinta qaranka ayaa waxaa uu sheegay in wada hadalkii ku dhaxeeyay labada dhinac oo ku maandhaafsanaa...
Read moreUgu yeraan 16 ruux ayaa ku geeriyootay dalka Faransiiska ka dib markii roobab dabeylo xoog leh wata ayaa ku dhuftay qeybo kamid ah dalkaasi. Magaalo ku taala koonfur bari ee...
Read more70 arday oo 20 kamid ah ay gabdho yihiin ayaa maanta waxaa magaalada Muqdisho loogu qabtay xaflad shahaadooyin lagu gudoonsiinayay kadib markii Jaamacadda Hope qeybteeda Muqdisho,waxayna ardaydan barteen Kuliyadaha kala...
Read moreDegmada Xamar Jajab ee gobolka Banaadir ayaa waxaa si habsami leh uga socda olala nadaafadeed oo qeyb ka ah tartarnka bilic soo celin degmooyinka gobolka Banaadir kaas oo...
Read moreRoobabkii deyrta ayaa galabta ka bilowday deegaano ka tirsan gobolka Mudug, waxaana deegaanada ay roobabka ka da’een kamid ah degmada Bacaad-weyn, Wisil iyo Camaara oo ku yaala bariga gobolka Mudug....
Read moreRadio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.
© 2022 Radio Muqdisho
© 2022 Radio Muqdisho