Ciidanka Xoogga oo howlgal ka dhan ah Khawaarijta ka fuliyay koonfurta Mudug
Ciidanka Xoogga dalka gaar ahaan guutada 13-aad Qeybta 21-aad ee ciidanka xoogga dalka iyo daraawiishta Galmudug oo garab ka helaya Macawisleyda deegaanka, ayaa howlgal culus ka wada koofurta Gobolka Mudug. Saraakiisha...
Read more










