Taliyaha CXDS oo kormeer Shaqo ku tagay Xerada tababarka Ciidamada ee Turkisom
Taliyaha Ciidanka Xoogga dala Soomaaliyeed Sareeye/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin Caddow, ayaa maanta kormeer Shaqo ku tegay Xerada tababarka Turkisom ee Muqdisho. Taliyaha oo kulamo kala duwan la qaatay Saraakiisha sare...
Read more











