R/W ku-xigeenka dalka oo ku baaqay in si dag-dag ah loogu gurmado dadka ay daadadku sameeyeen
Ra’iisul wasaare ku xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa waxa uu booqasho ku tagay Xarunta Dhexe ee Hay’adda Maaraynta Musiibooyinka Qaranka, waxaana halkaas ku soo dhaweeyey Guddoomiye...
Read more











