Wasiir dowalaha Wasaaradda Cadaaladda oo daah furtay kulan dadweyne oo lagu eegayo Dastuurka
Kulankan dadweyne oo socon doono labo maalmood, ayaa waxaa goobjoog ahaa Wasiiru dowladaha Wasaaradda Marwo Mumino Sheekh Cumar, Xoghayaha joogtada, Wasiirada dastuurka ee DXDF, labada Guddi ee dib-u-egista dastuurka, qaybaha...
Read more











