Mudane Maxamed (Yabooh) oo dhagax dhigay waddo Interlock ah oo Suuq Bacaad muhiim u ah
Guddoomiye ku-xigeenka Amniga iyo Siyaasada Gobolka Banaadir Mudane Maxamed Axmed Diiriye (Yabooh), ayaa maanta dhagax dhigay dhismaha wadda Interlock ah oo laga hirgalin doono Suuq labaad ee ugu weyn Caasimadda...
Read more









